Sunday, September 21, 2014

maalintii nadaafada schoolka samatar bahnan school

waa maalintii nadaafada   schoolka  samatar bahnan   waa  15/9/2014   waa maalin ardayda samatar  oo dhani   diyaar uu ahayd inay ka qayb qaadato   waxaana joogay  dhamaan aradayda schooolka   waxaa kale uu nagala qayb qatay  maamulka schoolka dhamaan macalimiinta  gudida  schoolka  waxaa kle  aan meesha ka madh nayn xubnaha  kala duwan ee  schoolka macalimiinta dhamaan waxaa laga qayb qaatay maalinta nadaaafada schoolka


No comments:

Post a Comment