waxaa maanta schoolka samatar bahnan secondry lagu qabtay xaflad lagu gudoonsiinayo ardayda ugu firfircoon schoolka iyo abaal marino waxaa ka soo qayb galay maamulka schoolka macalimiinta schoolka waxaa si fiican uga hadalay maamulka schoolka iyo ardayda schoolka
waxaa kala qaatay kaalmaha fasalda
F1 najiib cabdihaybe
foosiya maxamuud x,dayib
F2,itaahil deeq mahamud
c/raxmaan cabdi casiis
F3,shaafi abdirashiid gorse
caasha axmed adan
F4 falxado abdisamad
c/raxmaan muuse faarax
No comments:
Post a Comment