Thursday, September 25, 2014

tartankii maanta dhex maray labada fas ee F1 AND F2


 WAXAA  maanta ka dhacay  schoolka samatar bahanan  tartan dhex maray class yada kala f1 f2  oo ku kala dhamaaday  natiijadii tartanka ayaa waxay aheed   14. dhibcood iyo 16.  dhibcood yadoo gushuna ku  raacday fasalka F1 ka  halkaas oo  goobjooge ka ahaayeen  macalimiinta maamulka school   dhamaan ardayda dhigata fasalda kala duwan








No comments:

Post a Comment